Qeexid
"Barwaaqo."
"Barwaaqo."
Wadaag:
La h.: qof arrin ku raacid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco.
ld heshiin.
m.l
Wadaag:
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
hayeeshee xi. Saas ay tahay; laakiin. ld ha'ahaatee, hase ahaatee, haseyeeshee, yeel4.
Wadaag:
Dad heshiis ka dhex dhalin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
m.l
Wadaag:
Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori.
Wax heen ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Jago; derejo.
m.l
Wadaag:
Wax goyn.
Wax heeraar ku samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: