[-geeyay, -geysay]
helenge eeyay
helenge eysay
"Nafley helengo la dhicid."
Wadaag:
Dhenged.
m.dh
eeg helengee.
m.f.dh
Cid hungo badid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Meel cidlo ah oo aan dhir iyo dhisme midna lahayn.
m.dh.kh
Dibibiro; buurnaan. ld hingil1.
m.l
ld hangal2.
Wax lumay arkid.
f.g1
-elay, -eshay
hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.