Qeexid
"/l Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri noobay."
"/l Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri noobay."
Wadaag:
Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
m.dh.u
Wadaag:
H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran1.
m.l.kh
Wadaag:
Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan.
Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
m.dh
Wadaag:
Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
m.l
Wadaag: