Qeexid
"ld hardamid."
"ld hardamid."
Wadaag:
Ciyaar laba qof feer ay ku tartamaan.
Isdhaafsashada laba qof feer ku dagaallamaan.
m.l
Wadaag:
Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan1, beretan1.
m.l
Wadaag:
/l Qof soo dhammaystay tababbarka xeeladaha ugaarsiga oo heri noobay.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.
m.l
Wadaag:
Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan.
Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
m.dh
Wadaag:
Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
m.l
Wadaag:
Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb.
Wax diyaar ah.
ld heegmid. ld heeggan1.
m.l
Wadaag: