Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) ld hardan2."
"(-amay, -antay; -ami) ld hardan2."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax orod ku tartamid. ld baratan2, beretan2.
f.mg1
Wadaag:
Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
f.mg1
-tamay, -tantay
Wadaag:
Koox ugaarsato ah oo bahowday oo xeer iyo xeeladba wadaagta.
m.dh.u
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.
f.mg1
Wadaag:
Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan.
Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
m.dh
Wadaag:
Ur aad u udgoon wax ka soo urid.
ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn.
Karkarid.
f.mg1
Wadaag:
(-ammo/-anno, m.dh) (baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
m.l
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag: