[-iiyay, -iisay]
heshi iyay
heshi isay
"La h.: qof arrin ku raacid."
Wadaag:
Dad heshiis ka dhex dhalin.
f.g2
-iiyay, -iisay
eeg heshii. ld heshiis.
m.f.dh
Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco.
ld heshiin.
m.l
eeg heshiisii.
ld haleelsii.
Barwaaqo.