[-iiyay, -iisay]
heshiisi iyay
heshiisi isay
"Dad heshiis ka dhex dhalin."
Wadaag:
eeg heshiisii.
m.f.dh
La h.: qof arrin ku raacid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco.
ld heshiin.
m.l
eeg heshii. ld heshiis.
ld haleelsii.
f.g2
Barwaaqo.