Qeexid

".r Cod lagu muujiyo wax ilaa qarka la buuxiyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hib oo kali ah:
  • Iyadoo aan la soo koobi karayn hab dhaqankiisii wanaagsanaa ee ilaahay hibada u siiyey marxuumka.
  • Qorshahaani waxaa uu keeni karaa in kooxaha loo yaqaan burcad badeedka ay soo wajihi doonaan dhibaatooyin ka badan tan hadda ka haysata biyaha Soomaaliya waxaana suurgal ah in kooxaha burcad badeeda loo yaqaan ay iyana badalaan qaabka ay ku sheqeeyaan.