Qeexid
"(f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
[-cay, -cday]
hiddarraac2 ay
hiddarraac2 day
f.g"(f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid."
(f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
Wadaag:
Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo.
Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa.
ld hiddarraacid.
m.l
Wadaag:
Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Daruuro isku dhacay iftiin bixin.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay. ld hiddo.
m.l
Wadaag:
(-dyaal, m.l/dh) (baay.) Halbeeg hidde oo ka kooban DNA. H. waxa loo qeexi karaa in uu yahay dhererka ugu gaaban ee koromosoom kaas oo aan la jejibin karin, ama mari karo dhalan geddis-hiddoside; labada halbeegba waxa loo garan karaa hal lammaane oo sal u ah taxanaha niyukliyootaydhka, kaas oo sameeya DNA.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (baay.) Samayska hiddo-side ee noole, taa waxa loola jeedaa isku darka aliilada uu leeyahay.
m.l
Wadaag:
(baay.) Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha.
m.dh
Wadaag:
hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.
Wadaag:
hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.
Wadaag: