Qeexid

"(-ooyin, m.l) ld hidde."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiddo oo kali ah:
  • Abwaan Max'ud Max'ed Sahal (Shiddo) iyo Abwaan Xasan Max'ed Max'ud (Jacayl) oo aqoon wanaagsan u lahaa Marxuum Siciid Mire Xaydar ayaa sheegay inuu ahaa fannaan qayb ka qaatay dhismaha kooxidii Heegan ee uu ka tirsanaa.
  • Jawaahir waa fanaanad da’yar marka loo eego hablo badan oo ka mid ah beesha fanka, laakiin waxay hiddo faneed, waayo aabeheed Aadan Cashuur ayaa fanaan ahaa, isla markaana waa fanaanad cod baxsan (Luuq macaan).