"(-ooyin, m.l) Filasho la fisho wax la sugayey. ld yididdiilo."
Wadaag:
Rajo; himilo. ld hididdiilo.
m.dh
Fulfullac yaryar oo uu yeesho hilibka ku wareegsan ciddiyaha. ld caddidiif.
Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay. ld hiddo.
m.l
(-ooyin, m.l) ld hidde.
Kartida loo yeesho wax bixinta.