Qeexid
Dhacdo hore ka eed sheegasho.
[-ftay, -fatay]
f.mg3Dhacdo hore ka eed sheegasho.
Fal / verb
f.g
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: (f.g) Si xoog iyo dhaqso leh wax u jiidid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku dh.: wax, wax la dhicid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku dh.: maanso ku luqayn. 4. (f.mg) Isku dh.: laba tiro tarankooda soo saarid. 5. (f.mg) Carrabka ku dh.: wax soo hadal qaadid. ld dhufo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caafimaad wax lagu cuno ama lagu cabbo; fayoobi; ladnaan.
Qeexid Xigta: (e.d) Erey duco ah oo cuntada ama cabidda horteeda la yiraahdo, ama qof saxday lagu yiraahdo; salaama!.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]