Qeexid
"Weel higaag ku dhuujisasho"
[-gtay, -gatay]
higaag tay
higaag atay
f.g3"Weel higaag ku dhuujisasho"
Wadaag:
Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.
Dibbiro, fuur.
m.l
Wadaag:
(-gmay, -gantay; -gmi) Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax higaag ku xiran ahaansho.
Wax fuursan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Ku dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld hikaad, hingaad.
m.dh
Wadaag:
Xuruufta erey ka koobanyahay qorid ama ku dhawaaqid. ld hikaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: