Qeexid

"eeg higgaadi. ld higgaadis, hikaadin, hikaadis, hingaadin, hingaadi higgaadis m.l ld higgaadin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga higgaadin oo kali ah:
  • Ereyada qaarkood ee leh shibbaneyaal laba-laabma waxay saameeyaan micnaha weedha haddii aan si hagaagsan loo higgaadin.
  • Ereyada qaarkood ee leh shibbaneyaal laba-laabma waxay saameyaan micnaha weedha haddii aan si hagaagsan loo higgaadin.