Qeexid

"(-llo, m.dh) Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga higil oo kali ah:
  • Mr xaamud ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay banaan baxyada sii soconaya, isla markaana dadka ay u yihiin kuwo u dhigil dhibaatooyinka, hase ahaatee laga doonayo ganacsatada in ay shacabka samata bixiyeen.
  • Intaa wixii ka sokeeya se, gorfeynteennu waxa ay caddayn kartaa sida xeeldheerida leh ee uu Raage u adeegsaday labada agab kamidka ah higillada waxsheegga ee kala ah: Ekeeyeha iyo Hummaagyeynta, oo runtii HEERSARE ah.