Qeexid
"ld higlo."
"ld higlo."
Wadaag:
Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, weligiis cagaaran, miro la cunana leh. ld higley.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.
m.l
Wadaag:
Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: