Qeexid
"Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho."
[-saday, -satay]
higs aday
higs atay
f.g3"Si degdegsiinyo leh, wax horay u tegey u tiigsasho."
Wadaag:
Geed dhirta waaweyn ka mid ah oo aan qodax lahayn, weligiis cagaaran, miro la cunana leh. ld higley.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid meel fadhida ag fariisasho.
(f.g) Cid qaraabo ka dhigasho.
(f.mg) Ka x.: cid dhib ka furasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: