Qeexid

"Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiif oo kali ah:
  • Haddaba xiritanaka goobaha ganacsiga ayaa weriyahayaga Muqdishu Axmed Xasan Colaad uu ka waraystay Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Xasan Mire Dhiif.
  • Markaa ninkaa inay dad is arkaani waxay u leedahay khasaarahaa aad aragto oo barnaamijikisi hore kadhigaya halbacaad lagu lisay, waxa intaa usiidheer ninkaa habeenkaasoo dhan wuxuu kujiraa dagaal iyo waxaanad garanayn, oo dadkoodhamba wuu hiifayaa.