Qeexid
"Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf1."
"Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf1."
Wadaag:
Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf2.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Qori, bir iwm oo hargaha, saamaha iwm lagu jilciyo.
m.l
Wadaag:
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
m.dh
Wadaag:
Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad.
Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal.
ld jiifid.
m.l
Wadaag:
Biyo yar oo lagu qooyo galley, meseggo iwm marka la tumayo ama la shiidayo.
B. ah: midab aad u cad; qurux.
ld biifid.
m.l
Wadaag:
(-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m.l
Wadaag: