Qeexid
"Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf2."
[-fay, -ftay]
hiif2 ay
hiif2 tay
f.g1"Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf2."
Wadaag:
Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf1.
m.l
Wadaag:
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Qori, bir iwm oo hargaha, saamaha iwm lagu jilciyo.
m.l
Wadaag:
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
m.dh
Wadaag:
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Badar, digir iwm oo la tumayo ama la shiiday biyo yar ku qoyn.
Caddayn, qurxin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: