Qeexid

"Harag, suun iwm hiige ku xoqid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hiig oo kali ah:
  • Taliyaha Ciidamada Laanta Horseed ee Degmada Yaaqshiid Mascuud Cali Rooble (Cabeysane)ayaa saxaafada u sheegay in ay ku raad joogaan Gacan ku dhiig lihii dilkaasi geystay'islamarkaana ay baadi goob ku hayaan sidii ay usoo qaban lahaayeen.
  • Waxa is-weydiin leh goorma ayay galeen dadkan qaxootiga lagu sheegay ee lagu soo celinayo Somaliland, Waxay galeen markii laga safeeyey dalka ciidankii dhiigyacabka ahaa ee Afweyne.