Qeexid

"(-gayaal, m.l/dh) Qori, bir iwm oo hargaha, saamaha iwm lagu jilciyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine