Qeexid
"Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo."
"Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo."
Wadaag:
Boqol siib oo caw ah oo isku xiran.
Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah.
Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.
m.l
h.kiisa, h.keeda
Wadaag:
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo.
Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.
Sh. ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya. 4. Sh. ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Mid ka mid ah neefaha naadirka ah ee ku jira hawada, dhammaantood waxay ka koobanyihiin boqolkiiba .01 ee hawada qallalan; xaddiga hiiliyam mid buu ka yahay 200,000.
m.l
Wadaag: