Qeexid
"Wax la hiileeyay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
hiileysan naa
hiileysan nayd
f.mg4"Wax la hiileeyay ahaansho."
Wadaag:
Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ibtilo ku dhacday ahaansho ld ebteleysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la rableeyay ahaansho (timo haween).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m.l
Wadaag: