Qeexid
"Dab iwm hiil ku shubasho."
[-stay, -satay]
hiileys tay
hiileys atay
f.g3"Dab iwm hiil ku shubasho."
Wadaag:
Wax la hiileeyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo2.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Neef qalasho.
Nafley naaxid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m.l
Wadaag:
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: