Qeexid
"Meel dhow u guurid."
[-rtay, -ratay]
hiilgur tay
hiilgur atay
f.mg3"Meel dhow u guurid."
Wadaag:
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m.l
Wadaag:
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil2, hiilli.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(kiim.) Mid ka mid ah neefaha naadirka ah ee ku jira hawada, dhammaantood waxay ka koobanyihiin boqolkiiba .01 ee hawada qallalan; xaddiga hiiliyam mid buu ka yahay 200,000.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Neef hal atamle ah oo midab aan lahayn; xubinta ugu horreysa neefaha wahsada (ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
m.l
Wadaag: