Qeexid
"(c.nafl.) Mid la mid ah koox borotiinno ah oo wareegsan oo badanaaba laga helo xayawaanka iyada oo loo adeegsado inay qaadaan ogsajinta dhiigga."
"(c.nafl.) Mid la mid ah koox borotiinno ah oo wareegsan oo badanaaba laga helo xayawaanka iyada oo loo adeegsado inay qaadaan ogsajinta dhiigga."
Wadaag:
(kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Astaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjirowda dhiigga ay ka maqantahay.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.
m.l
Wadaag:
Wax arki waayid. ld huumammowso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg hiimammow-so. ld hiimammowsad, himammowsi, huumammowsad, huumammowsi hiimammowsi m.l ld hiimammowsasho.
m.f.dh
Wadaag: