"ld xiiqley."
Wadaag:
Meesha ay sagaaradu si joogto ah ugu saxarooto.
m.dh
ld hiiqley, xiiqdheer.
ld higlo.
m.l
ld hiqhiqlee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
eeg hiilee.
m.f.dh
Oohin hag hakasho leh oo hingada u eg samayn. ld hiqlee.
-leeyay, -laysay
Dab iwm hiil ku shubasho.
f.g3
-stay, -satay
eeg xiiqlee.
Digo xoolaad oo uruurtay.
Arooryo hore.
Salxanyo dhaadheer. ld hiiro.
Harag, suun iwm hiige ku xoqid.
f.g1
-gay, -gtay