Qeexid
"Arooryo hore kallihid."
[-stay, -satay]
hiireys tay
hiireys atay
f.mg3"Arooryo hore kallihid."
Wadaag:
Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm ijaarasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Neef qalasho.
Nafley naaxid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xusuusashada ama gocoshada dhib hore u dhacay. ld hiitaanyo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo intaysan qorraxdu soo bixin maalid.
f.g1
-lay, -shay
Wadaag:
Maalidda xoolaha subax hore intaysan qorraxdu soobixin la maalo.
m.l
Wadaag: