Qeexid

"ld hijro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hijra oo kali ah:
  • Rasuulka waxa uu guursaday saynab sanadkii 5aad ee hijrada maalintii arooskooda ayaa casuumad hilib iyo kimis ah rasuulka sameeyay, oo mid la mid ah haweenaya kale aan loo samayn.
  • In taariikhda Islaamka laga soo bilaabo Hijradii Nabiga waxaa la bilaabay cahdigii uu talada muslimiinta hayay Cumar Binu Khadaab (RC) markaasoo uu soo jeediyay in dadka muslimiinta ahi ay u baahan yihiin taariikh iyaga u gaar ah.