Qeexid

"Boqol siib oo caw ah oo isku xiran."

Qeexid Kale

Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.

Qeexid Xigta

Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hil oo kali ah:
  • Khilaafka ka dhextaagan baarlamaanka ayaa laga cabsi qabaa inuu wax u dhimo howlaha xukuumada taagta daran ee dagaalka kula jira xoogag hubeysan oo ku hanjabay inay xukunka ka tuuraan.
  • Mahdi Abuukar iyo Safiirka Dalka Turky Hilaal Maxamed Aadan.