Qeexid
"Wax qiyaastooda malayn."
Qeexid Xigta
Wax odorosid (roob).
"Wax qiyaastooda malayn."
Wax odorosid (roob).
Wadaag:
Xuruufta erey ka koobanyahay qorid ama ku dhawaaqid. ld hikaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad.
m.l
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax hil lagu xiray ahaansho (weel).
Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Xarig weel lagu hilo.
(-yo, m.dh) Derin yar oo duug ah.
(-yo, m.dh) Callaal caw ka samaysan oo timirta lagu rito.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: