Qeexid
"eeg hilaadi. ld hilaadin, hilaadis."
"eeg hilaadi. ld hilaadin, hilaadis."
Wadaag:
Xarig weel lagu hilo.
(-yo, m.dh) Derin yar oo duug ah.
(-yo, m.dh) Callaal caw ka samaysan oo timirta lagu rito.
m.l
Wadaag:
Wax hil lagu xiray ahaansho (weel).
Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: