Qeexid
"Dad xiriir qaraaban nimo ka dhexeeyo. ld hilbawadaageen."
"Dad xiriir qaraaban nimo ka dhexeeyo. ld hilbawadaageen."
Wadaag:
La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana.
m.dh
Wadaag:
Wax cad-cad u googoyn.
Neef qalid.
Qof tumid ilaa uu jilco.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Neef qalasho.
Nafley naaxid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: