Qeexid
"(-nno, m.dh) Dildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan."
"(-nno, m.dh) Dildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan."
Wadaag:
(-lbo, m.l) Jiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Hilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.
m.l
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cunayaashul waxay leeyihiin ilko fiiqfiiqan oo si fiican u jar jari kara hilibka. Tusaale: libaaxa.
m.l
Wadaag:
(-immo/-nno, m.dh) Waddo ay samaysay cagta dadka ama xoolaha.
m.l
Wadaag:
Cad yar oo maro, derin, raar iwm oo duug ah.
Ruux bar yar.
m.l
Wadaag:
Wax hil lagu xiray ahaansho (weel).
Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Hilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. ld hilibdalqo.
m.l
Wadaag: