Qeexid

"ld halmaamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hilmaan oo kali ah:
  • Cabdi Jibriil iyo Maxamuud Dirir waxay hilmaansanyihiin in dhulkan ay hore ugu dhinteen oo ay naftooda u hureen kumanaan Soomaali ah, maantana kumanaan kale diyaar u yihiin in ay naftooda u huraan.
  • Wuxuu yiri (Muuse): ha ii qaban waxaan hilmaamay, hana igu kallifin arrintayda culays) Wuxuu yiri (Ubayi): Rasuulku wuxuu yiri: tan hore Muuse waxay ka ahayd hilmaan.