Qeexid

"(-ooyin, m.l) Webiga meelaha xooluhu biyaha ka cabbaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hilo oo kali ah:
  • C/kaafi Hilowle Cismaan wuxuu sheegay in kooxahaas ay la dagaalami doonaan ayna soo qaban doonaan, isagoo sheegay inay ugu baaqayaan qoysaska magangalyada siinaya inay ka feejignaadaan arrintaas.
  • Xoghayaha Maamulka Gobolka oo Muqdisho kula hadlay warbaahinta Muqdisho C/kaafi Hilowle Cismaan oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka Gobolka uusan u dulqaadan doonin in dibadbaxyo kale laga dhigo Muqdisho.