Qeexid

"Laamo la isku xirey oo wax lagu dhiso."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga himil oo kali ah:
  • Hadaba, waxaa aan dooneyno oo ay tahay Himilada Siyaasadeed waa inaan ALLE subxaana watacalaa talo saarano, isla markaasna waxa aan soo tilmaanay aan baabi'ino, anagoo iskaashaneyna Shacbiweynaha Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan.
  • Sida keliya ee lagu soofayn karo nafta, himiladana kor loogu qaadi karo, guulna lagu gaadhi karaa waa iyada oo qofku dhibaato ku laylyamo.”