Qeexid
"Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin."
[-leeyay, -laysay]
himile eeyay
himile aysay
f.g2"Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin."
Wadaag:
Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.
m.dh
Wadaag:
Iftiinka liciifka ah ee qorrax soo baxa iyo qorrax dhaca.
m.l
Wadaag:
Oohin hag hakasho leh oo hingada u eg samayn. ld hiqlee.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Xarig la xirayo il u yeelid.
Cid dhabateysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Xarig aan dheereyn oo xababka lagu raro marka la dhaansho.
m.l
Wadaag: