Qeexid
"Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab2."
[-bay, -btay]
himmajab2 ay
himmajab2 tay
f.mg1"Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab2."
Wadaag:
Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab1.
m.l
Wadaag:
Wax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg himmajabsan. ld himmadjabsanaan, himmadjabsa naansho, himmajabsanaa himmajabsanaansho m.l/dh ld himmajab sanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Cid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg himmajebi. ld himmadjebin, himmadjebis, himma-jebis.
m.f.dh
Wadaag:
(-bay, -btay; -jebi) Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.
f.mg1
Wadaag:
(-byo, m.dh) (xis.) Tiro aan hal dhammayn, oo la qaybiyey midkeed.
m.l
Wadaag: