Qeexid
"Niyad rabitaan oo wax loo hayo."
"Niyad rabitaan oo wax loo hayo."
Wadaag:
(kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
m.dh
Wadaag:
Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.
m.dh
Wadaag:
Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab1.
m.l
Wadaag:
Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid himmadjab ku ridid. ld himmadjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhiiqo darteed la socon waayid.
f.mg3
-imtay, -immatay
Wadaag:
eeg himmajebi. ld himmadjebin, himmadjebis, himma-jebis.
m.f.dh
Wadaag: