Qeexid

"Hinaas."

Qeexid Xigta

Qof masayr badan.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hinaase oo kali ah:
  • Haseyeeshee, haddii gabadhu kuu sheegato inaanay hinaasiyad ahayn waxa ku duugan inay aad u hinaase badan tahay, sababtoo ah dumarku ma jecla in la ogaado heerka hinaasahoodu gaadhsiisan yahay.
  • Laakiin mushkiladaha telefoonadu maaha intaas oo keliya ee waxa jira qaar kale oo qoyska ka dhex-abuura khilaaf, kaasoo ka dhasha shaki iyo dareen hinaase oo dhexmara ninka iyo ooridiisa, waxayna arrimahaasi mararka qaar sababaan inay burburiyaan qoyska.