Qeexid

"Uurkutaallo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hinaayo oo kali ah:
  • Marka la iskusoo duuduubo,umalayn maayo in Shariif uu soo kordhinaayo waxan ahayn ceeb iyo murugo asaga usoo hoyata iyo inta hungurigu uga jiro lacagta laga soo dhiibayo UN-ka iyo Black house.
  • Afhayeenka ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay in wararka nocaas ah ee lagu bahinaayo saxaafada qarkood ay yihiin qaar laysku dayayo in lagu mijo xaabiyo qaranimada iyo Madaxbaanida Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye.