Qeexid
"Wax gaaristood ku taamid."
[-ooday, -ootay]
hindiso oday
hindiso otay
f.mg3"Wax gaaristood ku taamid."
Wadaag:
Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Ku m.: arrin aan dhaqan gelin ku fekerid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.
m.dh
Wadaag:
Neef kedis ah, xoog leh, wadata duuf oo laga sii daayo sanka iyo afka.
m.dh
Wadaag:
Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimiri.
m.l
Wadaag:
Higgo sii deyn. ld higgo2, higgoo, hingo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: