Qeexid
ld hengel1.
ld hengel1.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Dibbirid; is'afuufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax dibbirsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hingil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hingilan. ld hingil- naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -gaday, -gatay
Qeexid: ld hingoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld hingilnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Higgo sii deyn. ld higgo2, higgoo, hingo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Labdhedig: h.kiisa, h.keeda
Qeexid: Boqol siib oo caw ah oo isku xiran.
Qeexid Xigta: Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah.
Qeexid Kale: Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: (f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax dhowraarin u yeelid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld higgaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg hingoo. ld higgasho, higgood, hingasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shimbir yar oo leh qoor guduudan iyo dhalo cad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld higgaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Digo xoolaad oo uruurtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld hingood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lay; -iishay) ld hiili.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld higgaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]