Qeexid
"Wax dibbirsan ahaansho."
[-lnaa, -lnayd]
hingilan naa
hingilan nayd
f.mg4"Wax dibbirsan ahaansho."
Wadaag:
Wax hil lagu xiray ahaansho (weel).
Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Higgo sii deyn. ld higgo2, higgoo, hingo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m.dh
Wadaag: