Qeexid
"eeg hingoo. ld higgasho, higgood, hingasho."
"eeg hingoo. ld higgasho, higgood, hingasho."
Wadaag:
Higgo sii deyn. ld higgo2, higgoo, hingo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m.dh
Wadaag:
Halaq midab guduud xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow.
Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
m.l
Wadaag: