Qeexid
"Wax culus in yar kor u qaadid."
Qeexid Xigta
Culays weyn qaadid.
[-iyay, -isay]
hinj yay
hinj say
f.g2"Wax culus in yar kor u qaadid."
Culays weyn qaadid.
Wadaag:
Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m.l
Wadaag:
Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Higgo sii deyn. ld higgo2, higgoo, hingo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m.dh
Wadaag: