"Hayaamiso; hayoomiso."
Cudur hinjibisadu keento.
Wadaag:
Wax culus qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wax culus in yar kor u qaadid.
Culays weyn qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg hinji. ld hinjis.
m.f.dh
ld hinjin.
m.l
ld hindise.
m.dh
Neef kedis ah, xoog leh, wadata duuf oo laga sii daayo sanka iyo afka.
eeg hinjiso.