Qeexid
ld hinjin.
ld hinjin.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax culus qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax culus in yar kor u qaadid.
Qeexid Xigta: Culays weyn qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hinji. ld hinjis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hinjiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hayaamiso; hayoomiso.
Qeexid Xigta: Cudur hinjibisadu keento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Hindhiso sii dayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld higgaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo1, hungo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -gaday, -gatay
Qeexid: ld hingoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Kicid u hollasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hojin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.l/dh) Meel dhirtu ku badantahay; jiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]